Wasiirka Warfaafinta oo iskushaandheeyey Qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Waaxaha

0
669

Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah waaxaha wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay  Wareegto uu soo saaray wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Wargeysyada Dawan ayaa u dhignayd sidan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here