10 Su’aalood oo ay Tahay inaad Waydiiso Qofka Aad la Haasaawayso ka Hor Go’aanka Guurka

0
88

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toban su’aalood oo muhiim ah in aad qlwaydiiso qofka aad la haasaawayso si aad u ogaato inuu yahay qofkii ku habboonaa noloshaada inta cimrigaaga ka dhimanna uu kula noolaado.

Su’aalahaan in badan oo ka mid ah waxaa laga yaabaa qofku inuu u arki karayo inay kuwa iska caadi ah oo fududeysto laakiin xaqiiqdii waa kuwo aad muhiim u ah oo qofka ay seegto bilowga iyo xilliga haasaawaha uu waydiiyo qofka uu doonayo inuu nolosha la wadaago uu waqti ku bari doono si adag sannadaha ka dambeeya xilliga haasaawaha.

Halkan ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here