Shimbir Loo tababarayILaaladaGuryaha

0
583

Dunidaballaadhanwaxa ka buuxo la yaabiyocajaa’ibaadinkastaoo la sheego in la gaadhayilbaxnimosarehaddanahaddiiaan loo adeegsandhinacasaxda ah, waxa ay noqonaysa incaqligaaadamigu la mid noqonayoxayawaankaooyaqaanasida loo noolaadolaakiinaanfaham u lahaynsida loo fikiroeenolosha loo habeeyo. Dalka China oo ah dalalkadunidadhaqaaleahaanuguhoreeyaayaalehariimoaanay la wadaagindunidakale :

Shimbirta loo yaqaanoXuurtaayay u tababareeninaykubedelaanhalkiiEygu ka ilaalinjirayguryahaiyadoonoqotayshimbircaqli badan islamarakaana ah geesiyada. Waxaana la sheegayinay ka maskax badan tahayEyda.

Waxa kale oodalkaasi ka jira in 2 malyuunoodumar ahi sanadkiiilmahacalooshadakujiriskasooridaan, taasioo ah in maalinkasta 53 kunoodumar ahi ilamahacalooshoodakujiraiskasooridaan.

Arimahanayaa la shegayinaysabab u tahaysharciyadaadageedalkaasi ka jira. Waxa kale oo la sheegaya in hooyooyinkaqaarkoodilmahakudhalansuuliyada ka dibnakagabaxsadaaniyagoo ka baqanayaciidankaamaanka.

 

Leave a Reply