Cisbitaalka Guud ee Magaalada Laascanood oo laga Hirgeliyey Laydhka Cadceeda ku shaqeeya

0
339

Laascanood-(Dawan)-Cisbitaalka guud ee Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa laga hirgeliyey laydhka ku shaqeeya Cadceeda .

Muniaasbid kooban oo xadhiga lagag jaraayey ayaa waxa ka qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda macdanta iyo tamarta, maamulka gobolka Sool iyo iskuduwaha wasaaradda horumarinta caafimaadka gobolka Sool

Mashruuca cadceeda tamarta oo ka kooban 71kw dhagixiisuna yahay 100k/h oo ah dhagax casriya oo  kaydintiisa balaadhan tahay ayuu baahi weyn u qabay cusbitaalka laascanood  kaasi oo wixii ka dambeeyay maanta uu si rasmi ah u munaafaaacdsan doonaa.
Mashruucan ayaa waxa iska kaashaday wasaaradda macdanta iyo tamarta oo kashanaysa Dowlada Norway wuxuuna Nidaamkan Cusbitaalku kaga marmayaa dabkii iibka ahaa.

Leave a Reply