Dulqaadka Iyo NoloshaGuurka!

0
502

Faylasuufkii Sokhretayaa la sheegay in xaaskiisu ahayd gabadhaad ugu xun oo dhibaato ku haysa.  Marka u ardaydiisa la joogo iyo marka uu iyada la joogaba. Waxa ay ahayd gabadh qaylo badan Maalin ayay u timi isaga oo ardaydiisa cashar siinaya waa ay ku qaylisay laakiin lama hadlin islamarkaana uma jawaabin waxaana uu iska watay casharkiisa,  markii ay jawaab ka wey dayna madaxayay biyo qabow kaga saydhisay si uu cadhoodo oo ugu jawaabo.

Sokhretayaasideganmasarkiisajeebada kala soobaxayooiskagamasaxaybiyihiibarafkaahaa, Ardaydiisaayuueegayookuyidhiodhaahcaannoqotay“  Roobkuwaxauuda’aaOnkodkaka dib” , sidaaawgednawaxauuugajeeda in onkodkuaanudhibaatolahayn mar haddiiuuroob ka danbeeyay. Gabadhiisatusaaleayaa ka dhigay in qayladuahaydonkodbbiyaha ay kushubtayroobkiyahayooaanaydhibwenijirin.

 

Arday ka mid ahaafasalkiisaooaad u yaabandulqaadkiisaayaaSokhretweydiiyay:“ Macalin ma igulatalinlahaydinaanguursadogabadh?” .Waxaanauuugujawaabay : “ Haa, Guurso, haddii ay  noqotogabadhwanaagsanwaxaaadnoqon Nin faraxsan, haddii ay noqoto mid xunwaxaaadnoqonFaylasuufsidayda”.

 

Leave a Reply