BoqoraddaHurremwaxa ay kudhalataymagaalokutaallagalbeedkadalkaUkrainsanadkii1500 ,CiidamadiiTartaarkaayaamagaaladii ay deganaydasooweeraray, waxaana ay ka mid noqotaydadkii ay qafasheen. CiidankaafduubayayaajaariyadaahaanugaiibiyeyboqorkiiCusmaaniyiintaBoqorSulaymaanQanuuni.
Hurremwaxa ay ka mid ahaydhablihii u shaqynayayboqorka, iyadoomarkiidanbesigaar ah iyaduugushaqaynjirtayboqorka.
Magaceeduwaxa la odhanjirayIskadarwaxaana ka bedelayoo u bixiyayHurremboqorSulaymaan. markiidanbewaxaguursadayboqorkaoo ay u dhashay 6 caruur ah, waxaana ay noqotayboqorada.
Inkastaooeedo badan loo soojeediyooo ah inay ka danbaysaydilaldad badan ooboqorkaxidid la ahaahaddanawaxa ay noqotayjaariyadakeliyaeenoqotayboqoradmadaama u sishraci ah u guursadayBoqorSulaymaanooCusymaaniyiintahogaaminayay .WaxalagunaanaysijirayjaariyaddiRuushkaahaydeeuujeclaadayboqorSulaymaan. Waxaa kale oo loo yaqaanaKariimiiyoUmuMuxamed.
Waxa ay dhistaymasaajido badan iyoIsbitaaldumarkagaar ah ookuyaalla Istanbul, madaarisdiintalagubarto, iyolabaxarumoodooraashinkalagudiyaarinjirayookuyaalaymagaalooyinkaMakaiyoQudus. Waxaana ay dhimataysandakii 1558. .(Source : Almrsal.Com)