XikmadahaMaanta

0
371
  • Nin xakiim ah ayaayidhi“ Arrinkastawuxukubilowdaayaraan, ka dibnawuukoraaooweynaadailaaMasiibadamooyee. Iyaduwaxaykubilaabantaaweynaan ka dibna way yaraataa. Shay kastaanamarkauubatowuujabaaoorakhiisnoqdaa ,edebtamooyee, iyadu way qaaliyowdaa”
  • “ Dhawaaqacarabkaaguwuxumuujiyaa, sidaad u fikirayso, waxbacodkaagakor haw qaadinlaakiinxikmadakelmadaadakor u qaad” “Maskaxda ka madhanxikmadda, saaxiibkeedwaxaykukordhisaa carab xumaani ka buuxdo “
  • “Haku dagminmuuqaalkasare, aamusnaantaxabaalahamaahainaydhamaantoodjanokujiraan”
  • “Haddiiaad la fadhiisatojaahiliintaaamus, hadiiiaad la fadhiistoculimadaamus, maxaayelay ka jaahilka ah dulqaadayaakagakordhaya, kancuulimadaaqoonayaakagakordhaysa”
  • “Kalsooniduwaasidaqalcadda, dhisitaankeeduwuuadagyahay, laakiinburburinteedu way fududahay”. “Nin xakiim ah ayaa la weydiiyaymaxaauguqurux badan wixiiaadaragtay, waxaanauukujawaabay“ Maarag wax ka qurux badan qofarkaydhamaanceebahaygaoohaddanaweliijecel”
  • “Dadkawaxaugucaqliga badan ka aduunyadaiskaga tag intaaanayisaga ka tegin, Eexabaashiisaiftiimiyaintaaanugelin”.

Leave a Reply