Ka GudubCidhiidhiga Iyo DiiqadaNolosha!

0
344

Mararkaqaarkoodwaxadhacdainaadlaabta ka dareentocidhiidhiiyadoo ay sabab u tahaydadkaookufahmiwaayay ama kudhaliilaya. Dareenkaasi  yaanukugukeenindhibaato, maxaayeelaymaahaarrinkhasab ah inaydadkaoodhamikuwadafahmaan, waxakugufilaninaadadigunaftaada  fahanto.

Ogowhaddiiaadwanaagsanaatodadku way kueedaynayaan mar kasta, laakiinadigusameearinkawanaagsan.

Haddiiaadguulaysatona, waxaadkuguuleysandoontaasaaxiibo been ah ookuhareerajoogaiyocadowdhab ah oo ka soohorjeeda. Si kastabawaainaadguulaysataa. Dadkaruntiiwaxa ay u baahanyihiinkaalmo, waana ay kudhallecaynayaanhaddiiaadiyagacaawiso. Laakiin mar kastakaalmeesiaaduguraaxaysatonoloshawanaagsanuganabaxdocidhiigaiyodiiqadanoloshaxasadka, niyadjabkaiyocuqdadukulamaantahay. Noloshuwaxakulammaanmushkulado, laakiinmarkaadwerwertowaxaaadlabanlaabaysmushkuladda. Waa inaadmushkuladdaxal u raadisaaadigoofaraxsan. Dadkaayaamushkuladdaabuura, haddanawaaiyagakuxalkeedakeena.

Leave a Reply