Muxuu yahay Amarka cusub ee Wasaaradda Waxbarashadu ku soo rogtay goobaha Waxbarashada

0
481

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Abokor, ayaa faahfaahin ka bixiyey hab-raacyada loo baahan yahay in ay raacaan goobaha waxbarashada kala duwan.

“Waxa reeban in kulamada aan daruuriga ahayn lagu qabto Dugsiyda waxbarashada, inta uu jiro xanuunka Covid19″ayuu yidhi Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Axadda Maanta.

“Dhamaan Guddoomiyeyaasha waxbarashada gobolada, Maamuleyaasha iyo cid kasta oo ay khusayso waxaan farayaa in la ilaaliyo badqabka Ardayda iyo xarumaha Waxbarashada”ayuu raaciyey.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply