Wasiirkii hore ee Wershadaha xukuumaddii Daahir Rayaale oo Telefishanka Qaranka waraysi siiyey, ayaa bulshada uga digay inay qabiilleeyaan arrimaha Ciidamada Qaranka, waxaanu si gaar ah uga hadlay dhacdooyin maalmihii la soo dhaafay warbaahintu tebinaysay.
Halkan ka Daawo Muuqaal: