Siyaasi Maxamed Saleebaan oo bulshada uga digay farogelinta arrimaha Ciidanka

0
637

Wasiirkii hore ee Wershadaha xukuumaddii Daahir Rayaale oo Telefishanka Qaranka waraysi siiyey, ayaa bulshada uga digay inay qabiilleeyaan  arrimaha Ciidamada Qaranka, waxaanu si gaar ah uga hadlay dhacdooyin maalmihii la soo dhaafay warbaahintu tebinaysay.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jujZn97cK9s&w=1020&h=574]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here