WHO oo Dawooyin soo Gaadhsiisay Dawladda Somaliland

0
400

Hargeysa (Dawan)  – Munaasibad kooban oo loo qabtay la wareegida qalabkaas caafimaad oo waxa ka mid ahaa agabyo shaybaadh, kuwaas oo hay’dda caafimaadka adduunku ugu deeqday Somaliland.

Masuul ka socday hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in hay’adda caafimaadka adduunku ay deeqdaas ugu talo gashay sidii Somaliland looga taageeri lahaa dadaalaada ay ugu jirto xakmaynta xannuunka Cobid 19, waxaanuu intaas ku daray in ay deeqo kale soo gaadhsiin doonaan.

Ugu dambayn wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO uga mahadceliyay sida ay Somaliland uga taageerto xamaynta xannuunka Covid 19, waxaanuu wasiir Cumar Badde intaas ku daray in qalabkaas looga faa’iidaysan doono sida ugu hab

Leave a Reply