Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adda FAO oo Yeeshay Shir Muhiim ahh

0
631

Hargeysa (Dawan)  – Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland mudane  Axmed Muumin Seed oo u weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha, mudane  Rooble Cabdi Muuse, ayaa waxay kulan la yeesheen madaxda ugu saraysa hay’adda FOA ee xafiiska Somaliland.

kulan oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka ayaa laga wada hadlayey sidii loo sii xooojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa wasaaradda beeraha iyo hay’adda FOA.

Waxa kale oo kulankan lagu lafo guray sidii L iskaga kaashan Lahaa ka hor-tagga Ayax tiro badan, kaasi oo ka soo Talaabay dhanka dalka Itoobiya, Maadaama lagu jiro Xiligii Wax Soo-saarka beeraha.

Leave a Reply