Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Biriishka Wayn ee Hargeysa

0
368

Hargeysa-(Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Kormeer ku soo maray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Sayladda Xoolaha iyo Biriijka kowaad ee caasimada Somaliland ee Hargeysa.

War-kooban oo ka soo baxay madaxrtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in madaxweyanaha Jamhuuriyadda Somliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeerkiisaa ugu kuur galay xaaladda biriishka wayn ee Hargeysa oo daadad xoogani mareen.

Madaxweynaha kormeerkaas waxa ku wehelinaayay masuuliyiin ka tirsan xukuumadiisa, taliyaha ciidanka booliska iyo masuuliyiin kale.

Leave a Reply