Cudur Daarada Beenta Ah

0
914

Xafiiskan waxa macmiil u ah oo ku tiirsan shaqaalaha caajiska ah ee caadada ka dhigta inay shaqada khiyaameeyaan. Shaqaalaha caajiska ahi ee shaqada ka seexday  marka uu yimaado waxay u qortaa cudur daar been ah oo cadaynaya sababta uu shaqada uga maqnaaday, waxaana halkii waraaq ah ee loogu qoro cudur daar been ah ay ka qaadaan lacag dhan $ 25.

Asaasaha xaruntan ayaa sheegay in markii uu sameeyay uu ku bilaabay lacag $ 300, Laakiin wakhtigan uu noqday maalqabeen milaynaeer ah, sababtuna ay tahay iyadoo macmiisha shaqaalaha caajiska ah ay xoogan yihiin. Waxaana uu sheegay inay u sameeyaan dadka caajiska ahi cudur daaro ay u arkaan macquul maamulayaashooda,

Leave a Reply