Natiijooyinka Hordhaca ah ee Qaar ka Mida Degmo Doorashooyinka Dalka.

0
744
Hargeysa–(Dawan)  Komiishanka doorashooyinka Qaranka ee heer gobol iyo mid degmo ayaa Maanta ku dhawaaqay natiijadda hor dhaca ah ee doorashooyinka golayaasha deegaanka.

Degmooyinka Maanta lagu dhawaaqay Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada waxaa ka mid ah Laascaanood, Gar adag, Taleex, Xudun, Sallaxley, Lughaya iyo Saylac .

Sadexda Xisbi qaran ayaa natiijooyinkaas u kala helay sidan :-

Laascaanood

Ucid 3

Kulmiye 5

Waddani 5

Degmada Saylac

KULMIYE 4

WADANI 4

UCID 3

Degmada Lughaya natiijada hordhaca ahi waxay sheegaysaa

KULMIYE 5

WADDANI 2

UCID 2

Degmada Garadag.

KULMIYE 4

WADDANI 3

UCID 2

Degmada Sallaxley

KULMIYE 4

UCID 3

WADDANI 2

Degmada Xudun

KULMIYE 7

WADDANI 2

UCID 0

Degmada Taleex

KUMIYE 6

WADDANI 3

UCID 0

Komishanka doorashooyinka qaranku waxay sheegeen in natiijooyinkaas ay ku dhawaaqeen iyo tirada xisbiyadu ka kala heleen kuraastii lagu tartamay ay yihiin kuwo hordhac ah oo aan rasmi ahayn.

 

Leave a Reply