Burco: Wiil aan la aqoonsan Maydkiisa oo isku Daldaley gudaha magaalada

0
192

Burco (Dawan) ALLE haw naxariiste wiil dhallinyaro ah ayaa habeenkii xalay isku daldaley mid ka mida dhirta ku taala gudaha magaaalada Burco,  waxaana maydka marxuunka la geeyay cisbitaalka guud ee magaalada, iyada oo lagu riday talaagada Maydka.

Ilaa hadda lama aqoonsan sawraca wiilkan, oo xalay isku deldelay gudaha magaalada Burco oo la geliyay talaagadda cisbitaalka.

Maydka marxuunkani  ciidanka amniga ayaa baadhid kuwada.

 

Leave a Reply