Dariiqa Gaadhidda Guusha

0
475

Guusha  waxay ku timaadda fikir xeel dheer iyo dadaal ku dhisan qorshe cad iyo dariiq sugan waa in aynu la nimadana adkaysi iyo dulqaad inta lagu jiro dariiqa dheer ee guusha lagu gaadhayo.

Waa in lafahmo in ay iman karaan qaladaad iyo hakadyo, loo baahan yahay in si taxadir leh oo sabir iyo dulqaad leh looga gudbo.

Shimbirta yari markay dilaacdo waxay barataa duulimaadka iyadoo marna duusha ,marna soo dhacda,taasi waa barashada duulimaadka ilmaha yarina marka uu istaagyo ama socodka baranayo waa kufakaca, waana barashada istaagga iyo socdka xoogan. Dhibaatada iyo xanuunka noloshu waa barashada dariiqa guusha dhamayska tiran.

Leave a Reply