Siyaasi Darawal oo Dhaliilay Xisbiga UCID

0
473

Hargeysa-(Dawan) Siyaasi Cabdilaahi Darawal oo ka mid ah Siyaasinta waaweyn ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku baaqay in la furo ururrada Siyaasida .

Cabdilaahi Darawal ayaa sheegay in ay ceeb tahay in guddoomiye Faysal dadka hortaagnaado muddo labaatan sanno ah, waxanu xussay in ay Dimuqraadiyada ceeb ku tahay in laba jeer wax ka badan uu qofka hoggaanka u hayo Xisbi Qaran.

 

 

Leave a Reply