Guushu Waa Midnimada Iyo Kalsoonida!

0
665

Henry Ford wuxuu ahaa aasaasaha shirkadda gaadiidka samaysa “Ford Motor Company”. Mar la weydiidyay sababaha guushiisa horseeday waxa uu sheegay inay guusha u keeneen shaqaalaha wanaagsan ee uu haysto. Waxa uu sheegay in shaqaalaha qof kasta halka uu ku wanaagsan yahay ee aqoon iyo khibrad u leeyahay inuu shaqo geliyo.

Weligay ma bedelin shaqaale ku fiican goobta uu ka sheqeeyo waan dhiirgeliya oo abaal mariya. Waana tan horseeday inaan guulaysto. Guushaydu maaha aniga waa midnimada, isku kalsoonida iyo aqoonta shaqaalahayga. Waxa ay u wada shaeqeeyan sida hal qof. Koox kasta oo wanaagsani waxay keenta horumar, bulshadana wanaageedu wuxu keenayaa horumarkooda.

Henery Ford weedha muhiimka ee leeyahay waa : “ Haddii ay lacagtu tahay rajadaada,  weligaa ma helaysid madax-bannaanida. Damaanadda dhabta ah ee qofku ku heli doono adduunkan ayaa ah aqoonta, khibrada iyo kartida”

Leave a Reply