Hargeysa: Ololle lagu qaaday Doox xidhmay iyo Dhismaha Buundada Sh. Nuur

0
509

Maamulka iyo Dadweynaha Waaxda Gacan-libaax ee Magaalada Hargeysa, ayaa Olollaha nadaafada ee maanta laga fuliyey caasimada ku qaaday Dooxa weyn ee waraabiya dhaamka Daami oo ay xidheen Geeddo iyo waliba dad hareeraha ka degay.

Saraakiisha hogaaminaysay Olollaha ayaa sheegay in banaynta Dooxa ay ku lamaan tahay dhismaha buundo muhiim u ah Bariga Magaalada oo Dooxaasi lagaga talaabi jiray oo meesha ka baxday, marka uu Roobku da’ana ay kala xidhmi jireen Xaafadaha buundadaasi looga talaabo iyo waliba qaybaha kale ee Magaalada suuqa dhexe iyo kan Idaacada oo labadaba looga soo shaqo tago Xaafada Sh. Nuur iyo xaafadaha kale ee Bariga magaalada.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply