Xikmad Nolosha

0
1135

• Waalida macnaheedu waa qofka oo samaynaya wixii uu hore ugu fashilmay isagoo weliba u samaynaya sidii uu hore ugu sameeyay, oo haddana rajaynaya in natiijo tii hore ka duwani uga soo baxdo”
• Waxaan ayaan daran qofka tagaan meeshii uu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ka mid ah”“ Waxa wanaagsan in qofku dunida kaga tagto wax muuqda”

• Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagugu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogta”
• Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysa”
• Dawladaha Reer galbeedku inagama caqli badan halka aynu isku dhaafnay waa iyagu waxa ay isgarab taagan kooda fashilma ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo “ Xikmad Carbeed

Leave a Reply