Xikmadaha Maanta

0
978
  • Dhamaan Shimbiruhu waxay raadsadaan hoy marka uu roobku da’ayo laakiin gorgorku Daruuraha ayuu kor maraa si uu uda fogaado roonka.
  • Dhibaatadu way badan tahay laakiin hab-dhaqanka ayaa isbedel sameeya.
    Marka rajooyinkaaga, riyooyinkaaga & hadafkaagaba ay baaba’ aan, ka raadi qashin qubka waxaa laga yaabaa inaad ka hesho fursad dahabi ah oo ku qarsoonayd xashiishkaasi.
  • Si loogu guuleysto dhammaan hadafyada waxaa asal u ah in la helo hogaamiye hal abuur leh.
  • Hogaamin hal-abuur leh micnaheedu waxay tahay in la isticmaalo aragtida dheer si loo bedelo doorkii qadiimiga ahaa ee amar bixinta loona bedelo wada tashi iyo wada shaqeyn.
  • Mar su’aal laga weydiiyay waa maxay sirta guusha; Abul Kalam Ghulam  oo ah madaxweyinhii Muslinka ah ee India ?waxa uu ku jawaabay ‘waa Go’aano saxsan’.
  • Sidee loo sameeyaa go’aano saxsan? ‘Khibrada ayaa samaysa’
  • Sidee ayaa khibrad lagu helaa ? ‘Go’aanada qaldan ayaa laga helaa’.
  • Macalinkaaga ugu wanaagsan waa qaladkaaga kugu dambeeyay.

Leave a Reply