Wax Kasta Oo Lagaa Sheega Run Maaha!

0
395

Mr.Nayef waa maamule ku xigeenka shirkad Teknoolajiyadda ka shaqeysa, oo hantideeda lagu qiyaasay Hal-bilyan oo dolar. Waxa uu si fudud horumar uga sameeyay shaqadiisa markii hore. dadku aad ayay u jeclaayeen, laakiin waxa uu dhageystay weedho maskaxdiisa ku batay oo lagu dhalelecaynayo oo ah in aanu ahayn qof wanaagsan isla markaana aanu u qalmin shaqada uu hayo.

 

Nayef waxa uu gaadhey heer go’aannadii gacansiga ahaa ee si fudud uu ku gaadhi jiray ay ku adkaadaan, kalsoonidii uu naftiisa ku qabayna ay yaraato. Fikradahani khaldan waxa ay burburiyaan horumarka qofka iyo kan guud labadaba. Masuuliyadda qofku waa inuu bedelo haddii uu leeyahay dhaqamo qalafsan iyo kuwo xunxunba

Leave a Reply