Marna Waa In Aan Shaqadu Joogsan!

0
464

Japan waa dawlad horumar weyn samaysay , shirkad dalkaasi ku taalla ay dhowaan soo saartay dhar ay xidhaan shaqaalaha hawlaha adag ku  jira ee dalkaasi. Dharkaasi oo ay u sameeyeen qaboojiye ( air conditioned wear). Dharkan ayaa ayuu ku xidhan yahay qalab koronto oo marka heerkulku gaadho heer loo qiyaasay oo qofku dareemayo kulayla xad dhaaf ah uu qaboojiyaha ku jiraa bilabayo hawshiisa qaboojinta.

Shaqalaha qabta hawlaha adag ayaa sheegay in dharkani aad uga caawiyay kulaylkii badna ee lay la kulmi jireen kaasi oo keeni jiray inay shaqada kala joojiyaan Waxaana ay shaqaaluhu sheegeen in ceebta keliya ee ay leeyihiin dharkani yahay iyagoon ahayn kuwo lagu xaragoodo oo debeda loola bixi karo.

Leave a Reply