- Xanaaaqu wa dareen ku qasba carabkaagu inu hadlo oo uu bixiyo jawaab si dhaqsi ah ama lama filaan ah adiga oo aan ka shaqaysin maskaxdaada.
- Weligaa ha u murogoon xidig kaa luntay waxa laga yaabaa in nasiibakaagu yahay Dayaxa
- Qofka aan murugada fahiin , farxadana ma fahmo
- Bar Naftaad dulqaadka iyo adkaysiga, waad guulaysane
- Haddii aad barato deeqsnimada iyo cafiska waxaad baratay sida uu Allah kuugu naxariisan lahaa.
- Akhlaaqda wanaagsan ayaa ah birlab aad ku soo jiidato dadka xata iyagoon kuba jeclayn.