Xikamadaha

0
741
  • Xanaaaqu wa dareen ku qasba carabkaagu inu hadlo oo uu bixiyo jawaab si dhaqsi ah ama lama filaan ah adiga oo aan ka shaqaysin maskaxdaada.
  • Weligaa ha u murogoon xidig kaa luntay waxa laga yaabaa in nasiibakaagu yahay Dayaxa
  • Qofka aan murugada fahiin , farxadana ma fahmo
  • Bar Naftaad dulqaadka iyo adkaysiga, waad guulaysane
  • Haddii aad barato deeqsnimada iyo cafiska waxaad baratay sida uu Allah kuugu naxariisan lahaa.
  • Akhlaaqda wanaagsan ayaa ah birlab aad ku soo jiidato dadka xata iyagoon kuba jeclayn.

Leave a Reply