Khurafaadka Iyo Cabsida Dadka!

0
297

Dalalka Yurub oo wakhtigan aqoonta meel sare ka gaadhay ayaa haddana leh caadooyin iyo aaminado khuraafaad iyo malo awaal la xidhiidh oo ay adeegsadaan. Khurafaadka ayaa ku abuura cabsi joogto ah, iyagoo xataa tirooyinka qaarkood neceb xataa inay maqlaan dhowaaqooda.

Waxa yaab leh in aanay ka jirin hoteelada Talyaaniga in laga helo dabaqa 17aad?  Ama qolka 17aad,  arintan waxa u sabab ah iyagoo aaminsan in nambarka 17 uu yahay mid nasiibka xun horseeda. Khurafaadkan ayaa ka soo jeeda iyadoo tirade ama lambarka Roomaanka ee 17 loo qoro XVII,  waxaana la sheegay in la is weydaariyo oo loo qoro VIXI, oo ahayd calaamad

Leave a Reply