Xikmadaha Maanta

0
937
  • Nin caaqil ah ayaa lagu yidhi “ Waxaan guursaday gabadh naafo ah, suurtagal ma tahay inaan iska furo ? Waxaanu ugu jawaabay “ haddii aad rabto inaad la bertanto iska fur”.
  • Nin gabadhiisa furaya ayaa la weydiiyay sababta uu u furayo waxaana uu ku yidhi “ Fariidku gabadhiisa waxba kama sheego”, Markii uu furay ayaa haddana la weydiiyay sababta uu gabadhiisa u furay ? Waxaana uu yidhi “ Caaqilka gabadh aan shaqo isku lahayn waxba kama sheego”
  • Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii,  adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto.
  • Noloshu wey is badesha laakiin ma istaagto. Rajadu wey qarsoonta laakiin ma dhimato
    Fursadu wey dayacantaa laakiin ma dhamaato. Mar kasta oo noloshu kugu adkaato, Allaha (sw) isku xidh oo talo saaro. (Prep. Haybe)

Leave a Reply