Daawo: Nin 27 Sano Mudalab ka ah Makhaayad Berbera ku taalla oo ka waramay waayihii uu u soo joogay

0
341
Hoos ka Daawo Xog-waranka Daa'uud Ismaaciil Muuse iyo Waayihii nololsha Berbera ee uu ku shaqaynayey

“Saddexbaa ragga ku dila Xeebta, Balwada, Daba-taagta iyo ..”

“Xilligii aan shaqada bilaabay, waxa dhici jirtay qof ayaa u dhaxayn jiray Hudheelka iyo suuqa sarifka, waayo? daqiiqad walba waxa isbedeli jiray sicirka maceeshada..

“Sanadkii aan shaqada bilaabay, sanadkii ku xigay Inankii ii dhashay Jaamacad ayuu ka baxay”

“Waligay Berbera kamaan xagaa bixin..”

Daawo Muuqaalkan Hoose:

Leave a Reply