Akhri Suuradan mar kasta oo  aad  Dareento Culeys, Murugo iyo inaan Ducada lagaa Aqbalayn.

0
932

Hargeysa (Dawan) Suurad, ducada uurka, quraanka, Markaad waqtiyada qaarkood aad dareentid in aanad riyo wacan arkin oo aanad ku riyoon, ama inaan salaadaada iyo ducadaada la aqbalayn, markaad dareentid ILLAAHEY in aanu kula hadlayn ama aanad dareemin dhadhanka iyo macaanka iyo cibaadada.

Markaad eegtid duruuftaada iyo dhibaatada ku haysata noloshaan ee aad ka fakartid, markaad aragtid in aad dadaalaysid oo tabceysid oo natiijadii aad filaysay aanad helayn.

Markaad aragtid oo aad dareentid arsaaqadii iyo ubadkii inay habsaameen, albaabadii inay xidhmatay, markaad marmarka qaarkood aad isla hadashid oo aadn tidhaahdid “ilaahay ducadeyda ma aqbalayo malaha ilahay ima jecla” markasta oo aad murugo aad dareentid waxaad xasuusataa SUURADD  DUXA.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply