Ducada Uurka iyo Foosha

0
1890

Hargeysa (Dawan) Ducada uurka iyo foosha, muuqaalkan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa ducooyin lagu duceysto markii ILLAAHEY ubad kheyr qaba la weydiisanayo,  markii uur la leeyahay iyo markii la foolanayo.

Ducooyinkaan waa aayado ka mid ah Qur’aanka Kariimka  ah, waana ducooyinkii anbiyada, gaar ahaan waxaa ku duceystay Nabi Sakariya iyo Nabi Ibraahim (CS) ALLE (SW) wuu ka aqbalay.

Ducooyinkan waxay ka kala yihiin:

Rabbi laa tadarnii fardan wa´anta khayrul waarithiin. (suurah al anbiyaa, aayah 89)

Rabbi hab lii mil laddunka durriyyatan dayyibah, innaka samiicud-ducaa. (suurah aala cimraan, aayah 38)

Rabbi hab lii minassaalixiin. (suurah as saaffaat, aayah 100)

Halkan ka Daawo

Leave a Reply