Dunida Farxadda Arooska!

0
832

Waxa jira caadooyin kala duwan o ka dhaca dunida. Dalka Suudaan qabaa’ilka dalkaasi degen qaarkood ayaa caado u leeyihiin wakhtiga arooska in caruuska iyo caruusadda u mid kasta kooba caano oo la dhiibay inta uu afka ka buuxsado uu kana kale wejiga ka tufo. Taaso oo keenta in wajiyadoodu ay wada caano noqdana. Wakhtigaasi ayya dadaka aroosku farxaan oo sacbak tumaaan

Leave a Reply