Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kormeer ku sameeyey Ururrada Maxaliga ah ee ka shaqeeya Berbera

0
389

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Axmed Cabdi Ismaaciil, ayaa kormeer ku sameeyey Xafiisyada ururrada waddaniga ah ee ka hawlgala Gobolka Saaxil ee Magaalada Berbera.

Agaasimaha ayaa u kuur galay qaabka ay u shaqeeyaan iyo mashaariicda ay fuliyaan Ururradaasi.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=emCiFP0lVH8&w=994&h=559]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here