Xikmadaha

0
626
  • Qofki arka arrin sax ah, oo aan qaadan waa nacas. (Confucius)
  • Nin khalad galay ee aan saxin,  khalad kale ayuu galayaa. (Confucius)
  • Qofka aan si debesan u hadal waxa adkaanaysa in la dhegaysato.
  • Qofki aan nolosha waxba ka garanayn, muxuu ka garan karayaa geerida?
  • Muhim maaha inaad shaqada dhakhso u dhamayso, wanaagu waa inaad joogtayso.
  • Mugdiga inaad canaanati waxa ka fiican inaad laambad iftiinsato.
  • Noloshu waa sida baaskiilka si aanad u dhicin ha joojin. (Albert Einstein)
  • Isha keliya ee Aqoonta laga kasbadaa waa waayo-argnimada. (Albert Einstein)
  • Waxbarashadu waxay abuurtaa kalsooni. Kalsoonidu waxay abuurtaa rajo. Rajadu dhashaa nabad. (Confucius)

Leave a Reply