Xikmadaha Maanta

0
327
  • Qofna ha ka malaysan xumaan , waxa laga yaabaa haddii aad akhriyi lahayd waxa ku jira uurkiisa, inaad ogaan lahayd inuu kula jecel yahay wanaag in ka badan inta kuwo badan oo aad ku kalsoontahay.
  • Wakhtiyada qaarkood noloshu waa sida biyaha, ma laha dhadhan, midab iyo ur midna, laakiin waxaynu ku khasban nahay inaan u cabno si joogto ah sida biyaha.
  • Ma jiro qof  weligii khalad ku jiraa, waa wakhtiyo go’an laakiin uma adkaysano.
  • Waxa wanaagsan inaad ka gudubto caqabadaha nolosha, si aad u gaadho wixii aad doonayso.
  • Ha raacin dariiq khalad ah weligaa ogow Wado toosan, Inkasta oo uu leeyahay cidhiidhi iyo dhibaatooyin.
  • Maaha ceeb inaynu nahay sabool, laakiin waxa xun inaynu noqono kuwo dib u dhacsan oo aan fikir lahayn oo ma gudbayaal ah.
  • Caqliga iyo carrabka waxa ka dhaxeeya xidhiidh iska soo horjeeda, mar kasta oo caqligu yaraado, carabka qofkuna wuu dheeraada wax kastana ku hadlaa.

Leave a Reply