“Waxaanu ka Shaqeyanayna inaanu Farmaajo ka saarno Muqdisho”Guddoomiye Faysal.

0
376

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dawladda Farmaajo ay isku dayday in ay waxyeelo gaadhsiiso Somaliland, sidaasi darteedna ay ka shaqeynayaan in aanu Farmaajo dib ugu soo noqon talada Soomaaliya.

Waxaa kale oo uu xusay in Somaliland aanay jeclayn farogelinta, balse haddii la daandaansado aan laga faa’idin.

Sidoo kale waxa uu balan qaaday sidii ay Farmaajo uga saarilahaayeen magaalada Muqdhisho “Inanka yari waxa uu isku dayay inuu Somaliland ka adkaado, wuu ku fashilmay, Muqdishana waanu ka saaraynaa.”

Leave a Reply