Astaamaha Dadka Caqliga Badan

0
418

Kooxo culimo ah oo ku sameeeyay daraasado kala duwan  dadka isla sheekaysta ayaa sheegay in sheekaysiga naftaadu uu kordhiyo fikirka qofka maskaxadiisa isla markaana uu noqdo qofkaasi mid maskax badan (Intelligent).

Waxaana ay cadeeyeen in marka qofku uu hawshaasi ku jiro uu gelayo fikir dheer iyo dareen fog, oo maskaxadiisu ay shaandhaynayso isla markaana taxliilinayso arinka uu ka fekerayo.

Daraasaddan aya ka hor timi iyadoo hore loo aaminsanaa in isla sheekaysiga qofku uu yahay  mid qofka u horseedaya inuu noqdo qof waalan.   (thestrangersofficial.com)

Leave a Reply