Dareenka Jidhka Ee Farxadda iyo Murugada!

0
562

Culimo baadhis lagu sameeyay Isha iyo ilamadeeda ayaa cadaysay in Ilmada ka timaada indhaha ay  kala duwan tahay, oo ay hadba arinka ilmadaasi keenay uu yahay midka ay ku xidhan tahay ilmada ka imanaysa Indha.

Cilmi baadhista ayaa sheegtay in haddii Ilmadu ay ka hortimaado Isha bidix ay taasi cadaynayso in qofkaasi ka ilamaynayo  xanuun jidhka kaga mudan, sida iyadoo dhaawac soo gaadhay ama qaliin lagu sameeyay oo xanuunkeeda ama xumadeedii dareemayo.

Waxa kale oo ay daraasaddu cadaysay in haddi Ilmadu ay marka hore ka timaado Isha midig in taasina ay muujinayso inuu qofkaasi farax iyo liibaan usoo kordhay uu la ilmaynayo.  (thestrangersofficial.com)

 

Leave a Reply