Xikmadaha Maanta!

0
656

 

  • Qofka caqliga badani aamuskiisu wuu badan yahay.
  • Nasashada hal maalin toddobaadkii sida Aqoonyahandu sheegeen waxay faa’iido si isku mid ah ugu leedahay wadanaha iyo maskaxdaba.
  • Waxaan ka bartay aamusnaanta kan hadalka badan, dulqaadka ka aan saamaxa lahayn, naxriista ka qalafsan, haddana wax yaab leh macalinmiinta aan waxba ku bedelin dhaqankooda.

Leave a Reply