Hay’adda Aafooyinka oo Raashin u Qaybisay 103 Qoys

0
402

Hargeysa (Dawan) Hay’ada u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa raashim dhan 103 qoys gaadhsiisay xarunta lagu xannaaneeyo dadka dhimirka ka buka ee ku jirab xarunta Raywan ee magaalada Hargeysa.

Hay’addaasi waxay sheegtay in raashinkaas ay ku wareejiyeen maamulka xarunta Rawan, waxaanay intaas ku dareen aanay ahayn markii u horaysay ee deeq noocan oo kale ah ay gaadhsiiyaan xaruntaas.

Leave a Reply