Abaal Marinta Ficilka Wanaagsan

0
802

Sheekh Ibnu Qiyam oo ka mid ah salafka ayaa yidhi :” Waxa laga yabaa adigoo hurda in Samada kaga timaaddo abaal marinta aad ka heshay Allah (sw) oo ah, Qof  sabool ah oo aad caawisay, mid gaajaysan oo aad cunto siisay, qof murugaysan oo aad ka farxisay. Qof dhibaato hayso oo aad ka fayday. Haddaba ha yaraysan inaad khayrka samayso.

Maanta dunida waxa ka cabanaya buurida iyo subagga jidhkooda ku batay, dad gaadhaya 1.3 Billion qof,  halka 900 milyan oo kalena ay ka cabanayaan gaajo iyo macaluul. Sebenkan la joogo caalamka dad badan ayaa suun ku xidha caloosha si ay isaga yareeyaan subagga ku kaydsan. Laakiin ogow Rasuulka Allah (scw) waxa uu calooshiisa ku xidhay dhagax , gaajo

Leave a Reply