(TACSI)Maamulka Tacsi dhamaan maamulka iyo shaqaale weynaha Telesom Group, waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qarabadii, umada Somaliland iyo Dhamaan Shaqaale weynaha Shirkadda Geeridii ku timid Gudoomiye Maxamed Yuusuf Aloore oo ku geeriyooday Dalka Turkey-ga waxayna ilaahay uga baryayaan in u Naxaristii Janno haka waraabiyo Dhamaana Samir iyo iiman inaga wada siiyo. Aamiin Aamiin.

0
1354
(TACSI)Maamulka
Tacsi
dhamaan maamulka iyo shaqaale weynaha Telesom Group, waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qarabadii, umada Somaliland iyo Dhamaan Shaqaale weynaha Shirkadda Geeridii ku timid Gudoomiye Maxamed Yuusuf Aloore oo ku geeriyooday Dalka Turkey-ga waxayna ilaahay uga baryayaan in u Naxaristii Janno haka waraabiyo Dhamaana Samir iyo iiman inaga wada siiyo.
Aamiin Aamiin.

Leave a Reply