Xikmadaha Maanta

0
388
  • Way yar yihiin dadka indhahooda waxay ku arkaan ka dareema qalbigooda.
  • Qiyaasta: qiyaastu in badan ayay ka muhiimsan tahay aqoonta. Waayo aqoontu way xadidan tahay laakiin qiyaasta waxay hareeraysaa adduunka.
  • Waxbarashada: Macalimiinta badankooda waqtigooda waxay ku lumiyaan iyagoo weydiinayaa su’aalo loogu talogalay si ay u helaan wax aanu ardaygu ogeyn. Halka xirfadda dhabta ah ee wax su’aalidda uu yahay si loo helo waxa uu ardaygu ogyahay ama uu awoodi karo inuu ogaado.
  • Noqo qof qiyam iyo akhlaaq leh.
  • Maaha wax kasta oo la tirin karaa inay xisaab gelayaan, mana aha wax wal oo xisaab geli kara in la tirin karo.
  • U fiiri si qoto dheer waxyaabaha dabiiciga ah ka dibna wax walba si wanaagsan ayaad u fahmi doontaa.
  • Qofka aan weligiis qalad sameyn weligiis wax cusub iskuma dayin.
  • Dhibaato kasta laguma xalin karo heer la mid ah heerka uu ka abuurmay.
  • Haddii xaqiiqada aanay la mid ahayn aragtida, bedel xaqiiqada.
  • Noloshu waa sida baaskiil oo kale si aad u ilaaliso dheelitiranka waa inaad ilaalisaa dhaq-dhaqaaqaaga.

Leave a Reply