Eedda Samaynta Mushkuladaha Caalamka

0
588

Waxay  ragga qaarkood aamineen oo buugaag ku qoreen in dumarku yihiin kuwa xumaan oo dhan sabab u ah. Yurub Qarniyadii dhexe oo dhan sidaasi ayay aaminsanayd waxayna dumarka u arki jireen shar dunida dhex yaal.

Sh. Axmed Didat oo ahaa Sheikh diinta Islaamka faafiya oo South African ah, ayaa ka hadlay weedhahaasi oo yidhi “ Kuwa fikirkan aaminsan waxaan leeyahay, markii ay sagaal bilood uurka ay hooyada kugu siday ee weliba ku dhibaatootay, ayay dhashay mid adigoo kale ah oo aan naxariis u ahayn oo axmaq ah. Markaa haddii qoraaladaasi la eego waa la odhan karaa mar haday dhashay axmaqaasi sharka badan, ee aan naxariista u hayn Eryadan ah “ Dumarku iyagaa sababa Mushkuladaha dunida”. Sheekhu wuxu dhaliilayaa kuwo dumarka yasaya ee xaqiraya.

Leave a Reply