Xikmad Nolosha

0
5467
  • “Waa arin xun in dadka oo dhami ay wanaag sameeyaan iyagoo ka cabsi qab in la ciqaabo ama doonaya in la siiyo abaal marin”. U same wanaaga adigoo doonaya inaad noqoto qof wanaagsan , isla markaana raacaya Amarada Allah (sw). “Ka fogow dadka fikirka xun waxay ka dhex arkayaan xal kasta oo loo baahna,mushkulad ku dhex jirta”
  • Ha sugin in qof kale ubax ku soo gooyo, beero adigu. Bedel nolosha ogow in doonistaada aanu qof kale gacanta ku hayn.
  • Waalida macnaheedu waa qofka oo samaynaya wixii uu hore ugu fashilmay isagoo weliba u samaynaya sidii uu hore ugu sameeyay, oo haddana rajaynaya in natiijo tii hore ka duwani uga soo baxdo”
  • Waxaan ayaan daran qofka  tagaan meeshii uu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ka mid ah” “ Waxa wanaagsan in qofku dunida kaga tagto wax muuqda”

 

  • Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagugu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogta”
  • Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysa”
  • Dawladaha Reer galbeedku inagama caqli badan halka aynu isku dhaafnay waa iyagu waxa ay isgarab taagan kooda fashilma ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo “ Xikmad Carbeed

Leave a Reply