Xukuumadda Somaliland oo iclaamisay Salaad Roob-doon ah

0
639

Wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in guud ahaan dalka laga tukan doono Salaad roob-doon ah 19 Bisha December.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in siddeeda subaxnimo loo dareeri doono tukashada Salaada roob-doonta ah, taasoo alle lagaga baryayo roob iyo naxariis.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply