Maayarka Hargeysa oo Xafiiskiisa ku qaabilay wasiir hore Ambasadoor Cawil

0
847
Waxa maanta Xarunta Dawladda Hoose ee Hargaysa gaar ahaan Xafiisaka Maayarka Caasimadda booqday Wasiir Hore Amb Cawil Cali Du,aale oo Talooyin badan oo dhaxalgal ah u gudbiyey Maamulka Dawladda hoose.

Leave a Reply