Hawl Kasta Hubsiimo Ku Qabo

0
1014

James Robert Scott waxa uu dhashay bishii Novemebr 20,  sanadkii 1969.  James oo Maraykan ah ayaa sanadkii 1993 ka tegay magaaladii u degenaa isagoo saxiibadii u raacay magaalo kale oo ku xigtay laakiin waxa u dhexeeyay webi lagu xidhay derbi.

Scott waxa uu doonayay inuu saxiibadii la joogo magaladaasi dhowr maalmood, sidaa awgeed derbiga ayuu meel yar ka dalooliyay si uu gabadhiisa ugu sheego in wadadii uu daad xidhay oo aanay jirin meel uu ka soo noqdaa.

Leave a Reply