Qaybaha kala Duwan ee uu ka Kooban Yahay Cilmiga iyo Aqoonta Badda

0
443

Cilmiga Baddu waa uu baaxad waynyahay oo ay cilmiyo badani soo hoos galaan .

Waxaana ugu caansan loona qaybiya cilmigan 4 qaybood :

Biological oceanography (marine biology).”cilmiga noolaha badda”.

Chemical oceanography (marine chemistry).

Geological oceanography, (marine geology).

Physical oceanography, (marine physics).

Biological oceanography (marine biology).”cilmiga noolaha badda” :

Waa barashada dhirta, xayawaanka iyo illi ma aragtada ku nool baddaha iyo xidhiidhka deegaaneed ee ay la leeyihiin badda.

Chemical oceanography (marine chemistry):

Waa barashada chemistry ga badda iyo xiriirka kiimikaaleed ee kala dhaxeeya hawada.

Geological oceanography (marine geology):

Waa barashada geologyga gunta badda “sea floor”.

Tus:dhagxaanta badda, foolkaanayasha ka dhaca gunta badda.

Physical oceanography (marine physics):

Waa barashada saamaynta baduhu ay ku leeyihiin cimilada iyo cimilo gooreedka iyo dhaqdhaqaaqa biyaha.

 

Leave a Reply